BREAKING NEWS

Mayd laga helay gudaha laascaanood

Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka sool maanta laga helay maydka qof laga toogtay madaxa.

Maydka qofkan ayaa laga helay dhinaca Koonfurta Magaalada laascaanood waxaana maydkaasi la dhigay Cusbitaalka Laascaanood.

Dhawr xabo ayaa madaxa looga dhuftay qofkan lamana oga ilaa hada cida ka danbaysa dilkaasi.

Laascaanood ayaa tan iyo intii maamulka isaaq qabsaday waxaa ka socday dilal qorshaysan oo xidhiidh ah.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top