Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle,
Caaqilka Lagu dilay Buuhoodle ayaa lagu magacaaba Caaqil xasan Sheekh Maxamed Saleebaan Jaamac,
wuxuuna caaqil u yahay Qeyb kamid ah Beesha Cali gari Gaar ahaan Xirsi cali gari,
Dilkan ayaa waxaa fuliyay nin ka soo jeeda Beesha Wacays Aadan,