BREAKING NEWS

Wararkii u Danbeeyay Xiisada Buuhoodle,

Waxaa Dagan xaalada Magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka cayn oo saacadii ugu danbeyay ay ka dhecen Dilal Beelaysan oo isdaba jooga.

Labada Beelood ee Dhibtu ka dhex dhacday Ayaa haatan waxaa ay ku dadaalayaan in aysan dhibtu intaas sii dhaafin.

Sidoo kale Beelaha kale Buuhoodle iyo Guud ahaan Gobolka cayn ayaa iyana xaalada soo faro galiyay kana ilaalinaya in xaaladu ka sii darto.

Maydka ninkii xalay la dilay ayaa lagu aasaya Saaka Degmada Horufadhi ee Gobolka cayn, iyadoo halkaas ay ku sugan yihiin dhamaan waxgaradka Beesha Wacays aadan,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top