BREAKING NEWS

Dawlada Somali Shaacisay in Dagaalkii Baladxaawo la soo Afjaray{Video}

 Wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumada federalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’iid u qabtay wariyeyaasha ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii cuslaa ee xalay illaa saaka ka dhacay gudaha degmada Beledxaawo.

Wasiir Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan xadka ay soo weerareen maleeshiyaad falaago ah iyo ciidamada difaaca Kenya oo wada socda, balse ay iska difaaceen, isaga oo sheegay in jab xoogan lagu gaarsiiyey dagaalkaasi.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top