BREAKING NEWS

Dawlada Somalia Deeq Gaadhsiisay Somaliland

Dawlada Fadaraalka soomaaliya Ayaa Maamulada u qeybisay Deeq Talaalka Covid 19 ah kaaso loo qeybiya Mamaulada Katirsan dawlada Fadaraalka Somaaliya,

Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayay maanta ka dirtay Dawlada soomaaliya Kaalmadii ugu horaysay ee Talaalka Covid 19 kaaso ka dagay Hargaysa iyo Garoowe.

:Diyaaradda Tallaalka COVID19 keentay Puntland waxay sidoo kale tallaal u siddaa Hargeysa, Somaliland oo hadda u duushay.

Diyaaraddan ayaa ka soo kacday goordhaweyd magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top