BREAKING NEWS

Weerar Ka Dhacay Gudaha Garoonka Muqdisho{Video}

Burbur ayaa soo gaaray qeybta Laga soo dego Garoonka Caalamiga ah ee Aadan cade kadib Markii uu Dhexmaray Gacan qaad Khasaaro ka dhashay Shaqaalaha Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Ee Garoonka ka shaqeeya Iyo Ciidama Katirsan NISA.

Waxaa Gabi ahaan istaagtay shaqadii Garoonka Diyaaradaha Adan Cade sababo ay kamid tahay cabsi Jirta oo ah in Markale Shaqaaqo kadhici karto Gudaha garoonka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top