BREAKING NEWS

DEG DEG: Dagaal Ka Qarxay Sanca Ilaa Fagax & Rasaas Xoogan oo dhaceysa

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in rasaas xoogan ay bilaabatay daqiiqado ka hor sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal ah.

Dagaalka ayaa ka dambeeyey kadib markii ciidamada Haramacad ay ku baxeen Askar la sheegay inay gadood ahaayeen oo maanta qabsaday Sanco,Darjiinka ilaa fagax.

Rasaas kala duwan ayaa la maqlayaa, taasoo umuuqata is ka horimaad lamana ogaan karo khasaaraha inta uu la eg yahay.

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeday ayaa la dareemayey saacadihii lasoo dhaafay Caasimada lamana oga xaalada sida ay noqon doonto wakhtiyada soo aadan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top