BREAKING NEWS

xaalada Muqdisho kacsan iyo Ciidmao Abgaal ah oo la wareegay Goobo Hor leh

Ciidamo Milateri ah oo wata gaadiid dagaal Kana soo horjeeda mudo kordhinta Farmaajo ayaa goordhow si nabad galyo ah ula wareegay Kontaroolka Sheekh Cali Cabdulle oo ku yaala duleedka degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir.

Waxaa sidoo kale muqdisho soo gaaray goordhaw saraakiil iyo ciidamo la sheegay inay kayimaadeen G/sh/dhexe.

Dhinaca kale dawlada ayaa heegan gelisay ciidankeeda siay uga hortagto dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee Muqdisho ka socda.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top