BREAKING NEWS

Shil Naxdin leh Mareynka ka dhacay kuna Dhacay Somali

Booliska Magaalada Kansas, Mareykanka ayaa toogtay wiil Soomaali ah oo xalay toogasho ku dilay laba wiil oo walaalo ay ahayeen xilli ay kasoo baxeen Salaadda Taraawiixda.

Labada wiil ayaa Masjidka Al Taqwa Salaadda Taraawiixda ku tujiyay boqolaal Muslimiin ah, waxaana Booliska Magaalada Kansas ku guuleysteen in isna ay dilaan gacan ku dhiiglaha dilay labadiisii walaalo ee isaga ka yaryaraa.

Dhacdadaan murugada leh ayaa argagax ku abuurtay qeybaha bulshada ee ku nool nagaaladaasi.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top