BREAKING NEWS

Siyasi Somaliland ah Oo siyaasiyiinta ugu baqay in Afka lagu rido Taliska Muuse Biixi

download-1.png

Saaaysigana aya si adaga ula hadalaya wasiirka Arimaha G\Somaliland Maxamed Kaahin

DHanka kale waxa uu sheegay inuu yahay mucarada kasoo horjeda Taliska muuse Biixi ‘ sidoo kale waxa uu sheegay siyasigan inuu si khaladan uga jaawabo hadalo aan shaqadisa ahayne waxabana Aqoone ama Shaqadisa garanayan

ina Kaahin ayaa kadanbeya Dilka Sarakisha Katirsan somaliland adaana laga rabaa laguuna haystaa ayuu yidhi saysigan

Siyaasinta Maamul G/somaliland Ayaa ku jah’ wareersan Kali Taliska Muuse Biixi Sida Uu u’maamulayo xaalada wadanka haatan kujirta Oo meel adaga maraysa inuu Dumo

Halkan ka’Daawo

Maxaa Lagu Haystaa Gudoomiye Jawaari & Xogta WidhWidh Online Heshay (Sir Culus oo Fakatay)




Warar Lagu kalsoon yahay oo WIDHWIDH ONLINE ay ka heshay Aqalka Sare ee Dalka ayaa waxaa loo soo gudbiyay Warbaahinta WidhWidh Online oo kaliya. Xogtan ayaa sheegaysa in Mudane Jawaari uu Dowladda Imaaraadka Ka Qaatay Lacag dhan 2 Millyan oo dolor si u fudeediyo arimaha Dekada Berbera. Lacagtan ayaa waxuu ku qaatay gudaha Waddanka Jabuuti xiligii ay aysan kala bixin DP World iyo Jabuuti. Sirdoonka Dowladda Jabuuti ayaa waxay soo gudbiyay Vedio iyo xog culus oo la is dhaafsaday DP World iyo Gudoomiye Jawaari. Waxaana ka mid ahaa in meesha laga saaro gabi ahaaba Farmaajo iyo Khayre.

Heshiiskan dhexmaray DP World iyo Jawaari ayaa ahaa kii ugu xooga badnaa ee abid soo mara dalka Soomaliya waxuuna ku fadhiyay lacag dhan 4 millyan oo dolor oo labo looba qadimay Jawaari.

Yaa Keenay Lacagta dhan 2 Milyan ee Dolor Dalka Jabuuti

blank

Mr Yuvraj Narayan oo ah Chief Financial DP World  ayaa si toos ulla heshiiyay mr Jawaari iyaga oo ka wada hadlay arimo xasaasi ah iyo documentiyo uu ku wareejiyay mr jawaari sida lagu hayo video culus oo ay dowladda jabuuti ka hayso jawaari iyo Yuvraj oo ah ninka loo xilsaaray inuu wareejiyo lacagtaas dhan 2 millyan dolor.

Yaa Ka Shifay Mr Jawaari arimaha Qarsoon ee aan La ogayn.

Gudoomiye ayaa isla markiiba waxuu dhistay Guri u yaalada Airportka Adan Cadde oo aad u qaali, waxaana durba dareen galay Xukuumada uu hogaaminayo Khayre, waxaana la bilaabay guud ahaa la baadho lacagaha soo galay Gudoomiye Jawaari. Waxaana la ogaaday inay ka yimaadeen dalka Jabuuti, Dowladda oo tixraacaysa lacagtan ayaa baadhitaan guud lagu helay halka ay ka timid lacagtaniyo cida bixisay. Gudoomiye Jawaari kuma eegaan Airporta kaliya, waxuu si toos ah labo Guri oo qurux badan ugu dhistay Magaalada Baydhabo Janaayo, waxayna tani fajiciso ku noqotay guud ahaan dowladda, waxuuna Raysal Wasaare Khayre amar ku bixiyay in so hoose loo baadho halka lacag ka timid. Waxayna gashay halkii hore.

Labo isbuuc kadib Maxuu sameeyay Gudoomiye Jawaari.

Gudoomiye Jawaari waxuu ku kacay arin ay aad ulla yaabtay dowladda Soomaliya, waxuuna heshiis la galay shirkad laga leeyahay Dalka Turkiga Isaga leh waxay dhisayaan Baarlamaanka Qaran. Tani waxay soo da-dajisay in Jawaari uu ku tuntay sharicigii dalka u yaalay. Waxuu dhexda u fadhiistay inuu isagu yahay ninkan Raysal wasaaraha dalka iyo wasiiradiisaba uu qaban karo shaqadooda.

Barito oo sabti ah waxaa loo qaadi doona cod mr Jawaari isaga oo haysta xildhibaano aan waxban ka ogahay arimaha Jawaari uu ku jiro, waxuunu jawaari kula talayay inay waxkasta ka horyimaadaan oo ku dhex dagaalamaan barito Baarlamaanka. Waana tan laga baqayo in Rasaas la isla dhaco barito hadii uusna imaan xal waara.
WIDHWIDH ONLINE 
NEWS DESK

Hargaysa Oo Midnimada Somalia looga dhawaaqay(video)

0E8A0CAB-945B-4763-94C6-DD630AE6C85A.jpeg

Deg Deg::ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo islaayay

33ED4E6C-20BD-415D-A1E3-E99B0FC36C62.jpeg

Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen Ciidamada ku sugan deegaanka Tukaraq.

dhaawaca taliyaha ayaa lagu dabiibayaa Cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood.

Ciidankan ayaa maalmihii ugu danbeesay ka gadoodsanaa Askari ka mid ahaa oo kelyuhu fadhiisteen oo waxba laga qaban wayay xaaladiisa

Cabdi Xaashi: Heshiis ma jiree waa naloo heshiiyey

90B30423-1CC4-4E55-95A1-90E4E2DE3D17.jpeg

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta hadal-siiyey warbaahinta ayaa ka warramay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan shirkii guddiga farsamada ee magaalada Baydhabo

Cabdi Xaashi ayaa si weyn uga soo horjeestay qodobadii kasoo baxay shirkaas oo gogol xaar u ahaa midka ay isugu imaanayaan  dowladda &  dowlad goboleedyada.

Sidoo kale wuuxuu tilmaamay in aysan jirin cid ku metashay shirkaasi gobollada waqooyi, wuxuuna xusay in uusan jirin heshiis rasmi ah, balse iyaga loo heshiiyey.

“Heshiiska shirkii Baydhabo anaga qeyb kama nihin, waa ayo cida noo heshiineysa wax aan qaadan karno ma ahan, aniga iyo Farmaajo waxaa isku diinahay Dastuurka,”

Insecurity threatens Somalia humanitarian work: UN

281D7A7C-4E5B-4AB2-AEBF-CAADCA0C9B7A.jpeg

MOGADISHU, Somalia – Growing insecurity in Somalia poses grave threats to humanitarian operations in the country, a UN body said on Thursday.

There were 255 incidents against humanitarian agencies recorded in 2020, a rise of 59%, in which 15 aid workers were killed, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA) Somalia said on Twitter.

“Insecurity remains a major challenge to humanitarian operations in Somalia,” the global body said.

However, it stressed that all of its partners “delivered assistance to all regions” despite the prevalent risks.

According to the UN Assistance Mission in Somalia, at least 12 humanitarian workers in Somalia were injured, 24 abducted, and 14 detained or temporarily arrested over the course of 2020.

scroll to top