OGAYSIIS SHAQO KA BANAAN SHIRKADA FENOON STAR CONTRACTION COMPANY

Waxaan dhamaan ogaysiinayaa bulsha ku shaqan magaalooyinka Hargaysa, Iyo Garoowe inay shaqo ka banaantahay shirkada dismaha ee Fenoon Star Contraction. Waxaa banaan labo jago ee sare oo la doonayo sida ugu dhasaha badan inay u shaqo galaan.

Booska koobaad Waa ARCHITCH oo ah Naqshadeeye.

1.  sadex Sano oo Khibrad ah inuu leeyahay (THREE YEARS EXPERIENCE)
2. Inuu Daganyahay Hargaysa ama Garoowe
——————————————————————————————————

Booska Labaad Waa CIVIL ENGINEER. AMA QOFKA MUHANDIS AH OO WAX DHISA

1.  sadex Sano oo Khibrad ah inuu leeyahay (THREE YEARS EXPERIENCE)
2. Inuu Daganyahay Hargaysa ama Garoowe.

Dhamaan dadka doonaya shaqadan inay helaan waxay CV ku diri karaan JIDAL5555@GMAIL.COM

Warbaahinta WidhWidh Online waxay idiin soo gudbin doontaa waxii shaqo kale ee xayeeysiin ah ama la raadiynayo